|
TFG-da iyo Ahlu Sunah oo qeybsanaya Wasiirada |
|
|
|
|
Saturday, 13 March 2010 08:01 |
|
Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaca ayaa maanta lagu wadaa in heshiis kama danbeeys ah ay ku kala saxiixdaan magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Macalin Maxamuud Xasan ayaa horkacayay Wafdiga Ahlu Sunah ee lagu wado in ay maanta dowlada hishiiska awood qeybsiga ahaa ee lagu doonayo in lagu hanto amanaka dalka Somaliya .
Wafdiga Ahlu Sunah ayaa shlau ka anbabaxay magaalada Dhuuso-Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud kuwaasi oo isla shalay lagu soo dhaweeyya magalada Addis ababa ee cariga Ethiopia . Dhanka kale Wafdiga Dowlada ee maanta Hishiishaka lagaaraya Ahlu sunah waxaa hogaaminaya Ra'iisul wasaraha Xukuumada TFG-da Cumar Cabdi Rashiid oo qalanka ku doogi doono awood qeybsiga FG-da iyo Ahlu sunah ee maata laguw ado in uu dhaco .
Sarkaal katirsan Villa Somaliya ayaa inoo xaqiijiyay in lagu qanciyay Ahlu Sunah in ay qataan dhoor wasiir oo muhiim ah sida Wasiirka arimaha Gudaha waasida uu hadalka u dhigay Sarkaalkaais oo diiday in magaciis ala shaaciyo . Hishiiskani ayaa lagu doonayaa in lagu wiiqo awooda Xarakada al-Shabab oo ka arimisa inta badan gobalada kuwaasi oo haatan dagalo xoogan kawada Magalada Muqdisho .
|
|
Written by Diirad News Desk-Somalia
|