| AMISOM iyo TFG-da oo guul gaaray |
|
|
|
| Thursday, 11 March 2010 13:00 |
|
Dagaalka o ahaa mid aad u xooganaa marka loo eego dagaaladi shalay ayaa waxa guulo ka sheegtay dowlada KMG ah oo sheegtay in ay qabsadeen qeybo badan oo ka mid ah halka lagu dagaalamay. "Hata waxaan joognaa Isgooska sanca oo ahaa saldhiga xooga naga soo horjeeda marka ciidamadana waxa ay hata ku sii siqayaa degmada Kaaraan oo biri ama cawada aynu qaban doono ,Mucaradaka ahada waxa y sii cararayaa degmada Yaaqshiid dhankeeda danbe " Indha Cade Dhanka kale waxaa sii kordhaya qasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaaray dagaaladi iyo duqeymihi maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmooyinka Muqdisho gaar ahaan dhinaca waqooyi. |
| Written by Diirad News Desk-Somalia |










Dagaal qaraar oo ilaa iyo hatan socdo ayaa waxaa guulo la taaban karo ka gaaray Ciidamada TFG-da iyo AMISOM oo dhan kuwaasi oo weerar rogaali celis ah ku qaaday duhurnimadii manata qolyaha Mucaaradka oo siku soo aruursanaya Isgooska Sanca ee degmada Yaaqshiid .
Qeybi Maqaalkan