updated on:

Wednesday, February 1 2012

News   Warka  
Sarkaal Sare oo Xisbul Islaam oo hada la dilay PDF Print E-mail
Tuesday, 09 March 2010 11:25

Waxaa maanta dil loogu geystay Barre Cali Barre oo ka mid ahaa saraakiisha sarsare ee Xisbul Islaam ee garabkii Raas kambooni una ahaa afhayeenkii garabklaasi ee xisbiga ku haray.

Dilkan ayaa sida aanu wararka ku heleyno waxaa geystay niman bistoolad ley ah oo aanan la garaneyn walow dadkii halkaasi ka agdhawaana ay sheegeen in dilka ay ka dambeeyaan rag ka mid ururka Alshabab oo ay baryahan isku hayeen dagaal afka ah kadib markii ay dhaceen dagaaladii jubooyinka ee u dhaxeeyay Alshabab iyo Xisbul Islaam.

Dhinaca kale weli wax wara kama soo bixin dhninaca Xisbul Islaam oo sheegaya cida ay u arkaan in ay ka dambeysay dilkaasi iyadoo ay baryahan u gaarsiga masuuliyiinta ee kolkii hore lagu qaadi jiray dowladda in uu hada usoo wareegay Xisbul Islaam.

 

Diirad Live News Desk

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Written by Diirad Desk