| Macalin si xun loo toogtay |
|
|
|
| Tuesday, 09 March 2010 08:14 |
|
Rasaas ayee madaxa kaga fureen macalinka oo sababtay in uu goobta ku ruux baxauy mana jirto wax ay ka qateen ragani toogtay macalinka . Raga wax toogtay ayaa durba ka cararay goobta ay wax ku duleen halkaais oo ay soo gareen daqiiqado kadib askarta Dwolada ee degmada Wadajir kuwasi oo baaritaano ka sameeyay xafadaasi . Majirta cid sheegatay dilka Macalinka ,wilina ma cada sababta loo toogtay Macalinka Iskuulka balse dadka deegaan ayaa shegaya in loo dilay xariir oo la lahaa Maamulka degmadaasi |
| Written by Diirad News Desk-Somalia |










Kooxo hubeesan ayaa xalay Degmada Dharkenley ee Magaalad Muqdisho kyu toogtay macalin Iskuul oo salada cisha ka soo baxay kaasi oo kus ii jeeday gurigiisa .
Qeybi Maqaalkan