updated on:

Wednesday, February 1 2012

News   Warka  
Shariif oo Downing Street lagu soo dhaweeyay PDF Print E-mail
Monday, 08 March 2010 19:17

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidiiran galabta loogu soo dhaweeyay gurga looga arimiyo dalkan Britain iyadoo uu albaabka hore ee downing street kaga hor yim id wasiirka arimaha dibada Mr. David Milleband.

Madaxweynaha waxaa kolkii uu gudaha usoo galay downing street waxaa halkaasi ku sugayay Ra'iisulwasaaraha dalkan Britain Mr. Gordan Brown iyadoo halkaasi ay isku salaameen waxaana kadib gudaha loogu galay artimaha xaalada Guud ee Soomaaliya.

Hadaba dadweynaha waxaanu la socod siineynaa inaan idiin soo bandhigi doono kulanka downing steet oo video ah goor dhow.

Written by Diirad Desk