|
Shariif iyo Gordan Brown oo kulmaya hada |
|
|
|
|
Monday, 08 March 2010 16:11 |
|
Waxaa haatan magaalada London ku sugan wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif iyagoo howlo shaqo u jooga dalkan Ingriiska, waxaana wararkan aad si toosa qoraalada kala socotaan kulamada madaxweyne Shariif iyadoo wafdigii Madaxweynaha haatan ay na horsocdaan ayaa waxaa daqiiqado ka dib la filayaa in uu dhaco kulankii ugu horeeyay ee ay Somaliya ku timaado wafdi sidana oo kulana la qaata Ra'iisulwasaaraha dalban Britain.
Hadaba sawirada kulanka wafdiga iyo wixii kasoo baxa si toosa ugala soco shaahsada www.diirad.com
Diirad Live News Desk
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|
|
Written by Diirad Desk
|