updated on:

Wednesday, February 1 2012

News   Warka  
Madaxweyne Shariif oo ayraborka london lagu.... PDF Print E-mail
Monday, 08 March 2010 15:23

 

Madaxweynaha dowladda KMG ah Sheekh Shariif iyo wafdi uu horkacayay ayaa saakay shantii iyo barka xiliga London ee aroornimo waxaa uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport iyadoo ay halkaasi ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka socota wasaarada Arimaha dibada.

Madaxweynaha la filayaa saacad kadib in uu ka qudbadeeyo xarunta cilmi baarista ee Chatam House, waxaana madaxweynaha uu halkaasi kaga warami doonaa xaaladaha cakiran ee dowladda horyaala iyadoo aanu isku dayi doono inaan caawa idiin soo gudbino qudbada Madaxweynaha haduu ala idmo.

 

A.Afey

Diirad Live News Desk

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Written by Diirad Desk