| Puntland oo difaac gashay xoogan gashay |
|
|
|
| Thursday, 06 December 2012 11:07 |
|
wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa waxa uu sheegay in heegan la galiyeen ciidamadooda Boosaaso.taasina ay ka dhigan tahay ka hortago talaabooyinka wax u dhima kara amniga, isaga oo sheegay inay ku raadjoogaan waxa uu ku sheegay cadowga. Maamulka puntland iyo Shabab ayaa siyaabo kale duwan midba guulo uga sheeganaya dagalaka ku dhex maray shalay deegaanka Galgala oo qiyaastii ahaan u jirta 40 km dhinaca koonfur-galbeed magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. |
| Written by Diirad Desk |











Qeybi Maqaalkan