| Madaxweynaha oo Kismayo kala hadlaya dalalka Geeska |
|
|
|
| Monday, 26 November 2012 07:28 |
|
Sida aanu wararka ku heleyno waxaa Madaxweynaha oo ay baryahan culeyswayn uu ka saarnaa dhanka maamul u sameynta deegaanada Jubooyinka ayaa socdaalkiisa arimaha ugu muhiimsan ay Kismaayo qeybweynku leedahay, iyadoo ayna Madaxweynaha arrimaha Kismaayo isku mowqifka yihiin Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele oo ayku balameen inuu arrimahaasi ka saacido Madaxweynaha. Safarka Madaxweynaha uu ku kala bixinayo dalalka Geeska oo ay Jabuuti iyo Kenya ku jiraan ayaa waxaa soo ifbaxaayo in dowladda Kenya mowqifkeeda ay dhawaan qadka telka ku wada xiriireen Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Geele iyo Ra'iisulwasaaraha Kenya Madaxweynaha safarkaani ayaa waxa uu unoqonayaa kii labaad ee uu uga baxo Dalka tan iyo markii loo doortay xilka madaxtinimada dalka, iyadoona uu ka safaryaryahay sida muuqata madaxdii hore ee dalka soo martay.
Diirad News Desk
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|
| Written by Diirad Desk |











Madaxweyne Hassan Sheekh ayaa u anbabaxay dalka Dibadiisa waxaana lagu wadaa inuu gaaro wadamada qaar oo afrika ah, oo uu madaxda dalalkasi uu la kulmi doona uuna kala hadli doono xaalada dalka Somaliya iyo xiriirka somaliya kala dhaxeeya wadamada uu booqanayo.
Qeybi Maqaalkan