updated on:

Sunday, September 15 2013

News   Warka  
Wariye BBC katirsan oo Xamar ku xiran PDF Print E-mail
Wednesday, 21 November 2012 17:09

Ibraahim Maxamed Aadan oo ah wariyaha BBC-da ee uga warama Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Cidiamada Dowladda Soomaaliya waxa ay ku xireyn Magaalada Muqdisho.

Ibraahim maxamed aadan ayaa lagu heysta Warbixin dhawaan uu ka diyaariyay maxkmada sare ee dalka , taasoo ay masuuliyiinta maxkamada sare ay u arkeen mid loogu gafay maxkamada iyo shaqadeeda.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in  xariga wariyaha ay maqleen masuuliyiinta laanta afka-soomaaliga ee BBC-da taasi oosan ka hadlin  rali galina aysan ka bixinta lagu haysto wariye Ibraahim Maxamed Aadan.

Written by Diirad Desk