| Sheekh Shariif oo Soomaaliya ka guuray |
|
|
|
| Saturday, 17 November 2012 13:27 |
|
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka duuley galinkii dambe ee maanta Garoonka diyaardaha Aadan Cade International Airport isaga oo ay wehliyeen qoyskiisa oo ka kooban 4 xaas iyo 12 Caruur ah iyo hal qof oo lagu sheegey magaciisa faarax. Sida aanu ku heleyno ilowareedyada Madaxweyne Shariif ayaa go'aan qaadashadan ku kaliftay kadib markii uu culeysyo badan uu kala kulmaayay meelo aanan la shaacin balse sida ay sheegeen dadku dhow dhow in Madaxweynaha maalmihii dambe in xanuun ayku heysay kadib markii ay yaraadeen dadkii soo booqan jiray xiligii uu xilka haayay, waxaa kale oo la sheegayaa in uu rajeynayay talooyin inuu ku yeesho Madaxweynaha isaga badalay taas oo uu ku guuleysan waayay. |
| Written by Diirad Desk |











Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo dhamaan xubnaha uu ka koobnaa Qoyskiisa ayaa ka huleeley Soomaaliya iyagoo aaday Dhinaca Dalka Uganda Caasimadiisa Kampala.
Qeybi Maqaalkan