| turkiga:"Ajedo gaara kama lihin kaalmada Soomaaliya... |
|
|
|
| Tuesday, 21 February 2012 07:37 |
|
Ku xigeenka Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga ayaa sheegay in dowladda KMG ah ay ka caawinayaan sidii ay ugu qeyb qadaan laheyd samata bixinta dadka barakacayaasha ah, ayna ka taageerayaan dhinaca Caafimaadka iyo adeegyada kala duwan ee aas aasiga u ah nolosha. Mr. Bekir Bozdağ ayaa sheegay in dowladda Tukriga ay qaadatay go’aan xasaasi ah xilli beesha caalamka ay indhaha ka qarsanaysay waxyaabaha Soomaaliya ka socday, Bakiir ayaa ugu baaqay beesha Caalamka inay sii wadaan gar-gaarkii ay u fidinayeen shacabka Soomaaliyeed si looga hortago inaysan soo laaban macluushii iyo Caafimaad daridii ka dhacday Soomaaliya muddooyinkii lasoo dhaafay.
Diirad News Desk
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|
| Written by Diirad Desk |









Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga Bekir Bozdağ ayaa shaaca ka qaaday in kaalmada ay u fidiyaan shacabka Soomaaliyeed aysan ka laheyn ajandayaal qarsoon, ayna sii wadi doonaan taageeridda ummadda Soomaaliyeed,
Qeybi Maqaalkan