| Beesha Caalamka oo Muqdisho u imaneysa qilaafka Baarlamaanka |
|
|
|
| Wednesday, 14 December 2011 20:49 |
|
Hadaba arrintan oo walaacweyn ku abuurtay Beesha Caalamka gaar ahaan deeq bixiyeyaasha, iyadoo islamaantana shir qaasa ku yeeshay magaalada Nairobi, waxaana berito magaaladda Muqdisho soo gaaraya wafdi heersare ah oo ka socda beesha Caalamka kuwaasoo la kala kulmi doona hogaamiyeyaasha Soomaalida ee Muqdisho oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Shariif. Lama garan karo sida rasmiga ah ee ay ugu guuleysan karaan deeq bixiyeyaasha qilaafkan cusub oo loo maleynayo in uu dabada kula jiro Madaxtooyada walow aanan la cadeyn weli balse waxaan soo badhigi doonaa mowqifyada dhabta ah ee ay kala taagan yihiin laba Shariif oo horey isugu qilaafsanaa arinta Road-Map-ka iyo shirka Garoowe. Diirad News Desk This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |
| Written by Diirad Desk |









Shalay kadib buuqii saameeyay xildhibaanadii Baarlamaanka KMG ah ayaa waxaa uu qalqal weyn galiyay hanaan socodkii KMG iyadoo haatan loo diyaar garoobayay sidii loogu gudbi lahaa heshiiskii Road-Map-ka oo loo qorsheeyay bisha soo socta 15-keeda loogu qabto shir magaaladda Garoowe.
Qeybi Maqaalkan