updated on:

Wednesday, April 11 2012

News   Warka  
Shariif Xasan oo siweyn loogu soo dhaweyay Talyaniga PDF Print E-mail
Wednesday, 14 December 2011 20:30

Gudoomiyaha Baarlamaanka KMG Shariif Xassan Sheekh Aaden ayaa maanta Caasimada dalka Talyaaniga kula kulmay dhigiisa dalkaasi iyadoo lagu qaabilayna guriga seneterka Talyaaniga, Booqashada Gudoomiyaha oo aheyd midrasmiya uu ka helay dalkaasi Talyaaniga.

Shariif Xassan oo sida aanu la socono buuq uu haatan ka taagan yahay baarlamaankii uu gudoomiyaha u ahaa, ayaa hadana kulanki maanta sida aanu wararka ku heleyna aanan marnaba lagu soo qaadin kulamadii maanta.

Gudoomiye SHariif Xasan ayaa la filayaa in berito uu kulan la qaato jaaliyada Soomaalida iyadoo ay Safaaradu si heersare ah usoo dhaweeyeen iyo Baarlamaanka dalkaasi.

Sawiro kulamadaasa iyo warbixino dheeriya filo goor dhow

Diirad News Desk

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Written by Diirad Desk