| Muduloodka Kenya oo kal iyo laab ku soo dhaweeyey dhismaha maamulka Waax iyo Waadi (Daawo sawirada) |
|
|
|
| Sunday, 29 August 2010 18:11 |
|
Xaflada oo uu abaabulkeeda lahaa Cumar C/qaadir Axmed Fiqi “Shariif” ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad kor u dhaafayey 100-qof oo ahaa qeybaha bulshada Mudulood ee Kenya ugu caasan sida ganacsato , waxgarad , siyaasiyiin iyo aqoonyahano.
Waxa uu sheegay in magaca marka hore laga soo minguuriyey oraah can aheyd oo uu qarni ka hor tiriyey abwaanki caanka ahaa Faarax Seefey ee aheyd “Waax iyo Waadi oow dagyaa ismana waayo wiil abgaal” Waxa uu sheegay in magaca uu ku fadhiyo murti fog oo koobeysa dhulka uu Mudulood dago laga so bilaabo afaafka Xarardheere ilaa deegaanka Turdhe ee G/J/Hoose. Cumar Shariif ayaa ugu baaqay ka qeybgalayaashi xaflada iney ka gudaamaan fariin uu uga soo qaaday qabanqaabiyaasha reer London oo ah in la gaarsiiyo B/Afrika si dadka loo baraarujiyo .
“Fariinti la ii soo dhiibay waa idin soo gaarsiiyey wixi hada ka dambeeya adinkaa la adinka rabaa inaad soo xulataan dadki idinku matali lahaa conmgareeska sare “ayu ku soo gunaanaday Cumar Shariif hadalkiisi.
Sidoo kale Tahliil Shaatax oo ka mid ah xubnaha ugu caansan bulshada rayidka oo isna hadal kooban jeediyey ayaa amaanay gudiga ku fakaray dhismaha maamulka , waxaana sheegay in dhismaha maamulka uu ahaan doono mid wax ka tara deeganada dadkan ayu dagaan.
Xubnaha caanka ah ee ka soo qeybgalay xaflada waxaa ka mid ah 1_Dr:Xasan Shiikh\ 2-Pro:Yaxye Shiikh Caamir 3-Marwo Dahabop Cumar 4-Yusuf Max’ed Axmed 5-Cumar Shariif 6-Fanaanada Shamaso Macalin 7-Suldaan Xeyle 8-C/qaadir Axmed Cali Shabad 9-Tahliil Shaatax 10-Aadan Qarbax
Diirad News Desk This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |
| Written by Diirad Desk |










Xaflad si weyn looga soo shaqeeyey oo lagu soo dhaweynayey dhismaha maamul goboleedka Waax iyo Waadi ayaa xalay lagu qabtay hotelka Six _Eighty ee magaalada Nairobi.
Abaabulihi xaflada Cumar Shariif oo afurka kadib lagu soo dhaweyey makrafoonka si uu sharaxaad uga bixiyo isu
Waxa uu ka qeybgalayaasha sidoo kale u sheegay iney magacaas dadka baraan oo ay ku faanaan inta laga gaarayo ku dhawaaqidiisa oo uu sheegay ineysan cid gaar ah dani ugu jrin balse qof walba oo Mudulood ah
Dahabo Cumar oo ah gabar rugcadaa siyaasadeed ah oo xilal sar sare ka soo qabatay dawladihi kacaanka oo iyana hadashay
Qeybi Maqaalkan