| Maamulka Xarakada Al-Shababa Ee Gobbolada Jubooyinka Oo Maanta Ciidamo Isku Soo Dhiibey |
|
|
|
| Sunday, 29 August 2010 16:14 |
|
Sheekh xasan yacquub cali gudoomiyaha degmada ksimaayo ee wilaayada jubbooyinka ayaa maanta sheegay in labo askari oo ka tirsanaa ciidamadii Axmed madoobe ay isku soo dhiibeen maamulka wilaayada jubboyink,isagoona sheegay inay jiraan ciidamo kale oo ay rajaynayaan inay isku soo dhiibaan maamulka alshabaab ee gobbolada jubbooyinka waa sida hadalka uu yiri . Labadani askari ay maanta isku so dhibey xarakada alshabab ayaa waxa lagu kala magacabaa Mahad Maxamed Nuur & Maxamed Xuseen Axmed , waxayna ay warbaahinta u sheegeen inay horey oga tirsanaayeen ciidamadii sheikh axmed madoobe . Isku soo wada du’duubow mahan markii horaysey ee oo ay ciidamo ka tirsan sheikh axmed maxamed islaaam (axmed madoobe) ay isku soo dhiibeen xarakada al-shabaab ee gobboolada jubbooyinka. Wararka xaqiiqda ah kala soco Diirad News Desk
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|
| Written by Maamulka_Xarakada_Al-Shababa_Ee_Gobbolada_Jubooyinka |











Qeybi Maqaalkan