updated on:

Wednesday, February 1 2012

News   Warka  
Dadka ku dhaqan Magaalada Kismaayo Oo loogu baaqay inay soo aruuriyaan Zakaatul fitriga PDF Print E-mail
Friday, 27 August 2010 16:42

Qaybaha kala duwan ee bulshada ee ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa waxa uu maanta maamulka uu ugu baaqay in lagaaray xligii la aruurin jiray Zakaatul fitriga dabayaaqada bisha bara kaysan ee Ramadaan,isagoonamaamulka dadka wax haysata iyo kuwa waxhaysan ee ay waajibka ku tahay bixinta Zakaatul fitriga ugu baaqay inay keenaan.

Sheikh Xasan Yacquiub Cali’gudoomiyaha degmada Kismayo oo la hadlaayay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu sheegay in dadka ku dhaqan magalada,ay ugu baaqayaan inay soo da,dajiyaan oo ay keenan bixinta Zakatul fitriga,maadaama la gaaray bartamaha bisha Ramadaan.

Gudoomiyaha oo ka hadlaayay bixinta Zakaatul fitriga hadaladiisii waxa kamid ahaa"Waxaan dadka muslimiinta ah ee kheyrka jecel,aynu u ducaynay,wakhti kasta iyaguna aan rajaynayno inay nooduceeyaan,natoosiyana aan u sheegaynaa in lagaaray xiligii la, aruurin jiray Zakaadul fidriga dabayaaqada bisha ramadaan,kadib markaan Jamcino( hal meella isgugui keeno) aan u qaybino dadka muslimiinta ah ee ku daruufaysan ama ku dhibaataysan magaalada, ladoonayo in laga farxiyo oo ay nala farxan maalinta Ciida"arinkaasi ayaan dadka muslimiinta ah aan u sheegaynaa"ayuu yiri Yacquub oo ah gudoomiyaha degmada Kismaayo"

Ugu dambayntii waxaa uu mas’uulkani uu sheegay inay arurinta howlahani ay u sameeyen shaqaalo iyo xarumo u gar ah oo dar alle ku qaban doono.

Mana ahan markii ugu horaysay oo uu maamulka Kismaayo uu ku dhuwaaqo howlo Zako aruurin,sanad kasto xiligaan oo kale ayaa la aruuriyaa.



wararka  xaqiiqda ah kala soco 

Diirad News Desk 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

Written by Dadka_ku_dhaqan_Magaalada_Kismaayo_Oo_loogu_ baaqay