updated on:

Wednesday, February 1 2012

News   Warka  
Sawirada nin shabab ah oo si xun loo toogtay PDF Print E-mail
Thursday, 26 August 2010 08:12

Ciidamada TFG-da ayaa waxa uu soo bandhigeen Meydka Askari katirsanaa Al-Shabab oo watay qori iyo walxaha qarxa oo doonayay in uu gudajha u galo Saldhig ay ciidamada Dowlada ku lahaayeen Wadada 21-October ee Degmada Waaberi.

Saaka saxaafada inteenadan ayaa dul istaagtay Meydka oo ay ka muuqatay Rasaas xoogan oo ay la dhaceen ciidamada kaib markuu si xoog leh gudaha u soo galay saldhiga .


Ninka la toogtay kaliya ma aheen raga soo weeraray Saldhiga 21-October ee Degmada Waaberi ee waxaa la socdeen Afar nin oo ka tirsan Shabab kuwaas xalay waqdi danbe doonayeen in ay baabi'iyaan ciidamada halkaa ku sugnaa laakiin wey baxsadeen oo lama qaban 4 kale .

Goobta lagu soo bandhigay saaka Meydka Askariga Shababka ah waxaa saxafada kula hadlay Taliyaha Saldhiga 21-October ee Degmada Waaberi Xasan Duulaan Xersi asigoo ku tilmaamay meydkani in uu tusaali feecan u noqon doono kuwa doonaya in ay soo weeraraan Saldhiga .

Ugu danbeentii dadka siyasada Somaliya ka hadla ayaa ku micneeyay weerarada lixaada leh ay Al-Shabab ku soo qadeso goobaha ay ku suganyihii Saraakiisha Dowlada KMGh mid sii kordhin karta raja xumida laga qabo in ay Ciidamada dowlada dagalada hada socda ay hora mar ka sameeyaan .

Written by Diirad News Desk-Somalia