updated on:

Wednesday, April 11 2012

News   Cayaaraha  
Xulka kubada cagta soomaaliya oo guul gaaray PDF Print E-mail
Friday, 08 January 2010 18:47

Ciyaar kubada cagta ahayd oo maanta ka dhacday magaalada jabuuti ee dalka jabuuti labada xul ee Soomaaliya iyo jabuuti ayaa waxaa ay ku soo idlaatay 1:0 oo ay guushu ku raacaday xulka kubada cagta dalka soomaaliya, ciyaartaas oo ahayd is reebreebka ciyaaraha qaramada ee qaarada Afrika ee dhalinyarada soomaaliya ayaa waxaa goolka guusha u saxiixay ciyaar yahan (aayarta) oo wacdaro ka muujiyay kulankaas.

Soomaaliaya ayaa la ciyaari doonta ciyaarta xigta xilka qaranka dalka Tanzania oo iyadu sugaysay labadan xul tii soo badisa. waa guul in muddo aha l;aga sugayay ciyaartoyda Soomaaliyeed iyadoo la dhihi karo waxay markaan muu jiyeen dadaal dheeraad ah

Diirad News Desk

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Friday, 08 January 2010 19:07
Written by Diirad News Desk-Somalia