| Mushaar la'i heysata ciyartoyda Portsmouth |
|
|
|
| Wednesday, 06 January 2010 11:51 |
|
PORTSMOUTH, England (AP) Ciyaartoyda Portsmouth ayaa mar kale waayay lacagihii mushaarka ahaa ee ay Isniintii ay qaadan lahaayeen , walina waxey sugayaan sidii ay u heli lahaayeen mushaarkooda , waana markii 3aas oo ay kooxdaasi ku guuldareysto iney bixiso mushaaraadka ciyaartoyda. Portsmouth oo ah kooxda ugu hooseysa horyaalka Premier League ayaa waxaa lagu qasbay iney gasho deymo ay dhibaatada xaga dhaqaalaha ah ee heysta ay ugu baxdo. Kooxda hada waxey ciyaartoyda u sheegayaan iney midoobaan isla markaana ay heli doonaan lacagahooda maalinta Arbacada ah. Gordon Taylor, oo ah chief executive of the Professional Footballers’ Association, ayaa sheegay inuu filayay in ciyaartoyda maantay la siin doono lacagahooda. Wuxuu intaa ku daray in loo sheegay PFA in ciyaartoyda laga farxin doono
Diirad News Desk This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |
| Last Updated on Wednesday, 06 January 2010 12:06 |
| Written by Diirad News Desk-Somalia |










Qeybi Maqaalkan