| Gabadhii ugu horeysay oo tartanka doomaha ka qeybgasha oo Soomaaliya |
|
|
|
| Wednesday, 04 August 2010 00:59 |
|
Khadra oo ku nool dalka Sweden ayaa waxey tahay markii ugu horeysay oo ay taariikhdeeda tartan sidaan oo kale ah ka qeybgasho, iyadoo ka rajo qabta iney bilaha soo socda guul la taaban karo ka soo hoyso. Khadra ayaa waxey wareysi siisay Idaacda bar-kulan ee iyadoo ugu warantay ka qeybgalkeedii tartankaasi. Qeybta hoose ee boga ka dhageyso wareysiga Khadra. |
| Last Updated on Wednesday, 04 August 2010 01:02 |
| Written by Bilal Saciid |









Khadra Mohamed Elmi, waxey noqotay gabadhii ugu horeysay oo Soomaaliya ugu qeybgasha Tartanka Doomaha qaarada Africa, kaalinta 4aad ayeey ka soo gashay tartankaasi oo ka dhacay dalka Tunisia.
Qeybi Maqaalkan