updated on:

Sunday, September 15 2013

News  
About Us PDF Print E-mail
Wednesday, 26 August 2009 03:13

Diirad.com waa website loogu tala galay inuu tabiyo waxa ka dhaca Somaliya wuxuna ku soo baxa afka Somaliga, Webkan wuxu kaloo u hadla dadka dhibaateysan ee Somalida ah meel kasta ey ku sugan yihin.

Waxa wada shaqan koox aqoonyahano ah  iskuna kaashaday iney ka turjuman dadka Somaliyeed ayaga oo aanan fiirineyn meeshey ka soo jeedaan ama fikirka ey ictiqaadsanyihin.

Ujeeda laga leeyahay Diirad.com in lagu fuliyo ma ah mid u daneyneysa shakhsi, reer ama koox gaar ah laakin waa mid la filaayo iney wax badan ka badali doonto qaabka uu ku sugantahay warbaahinta Somaliya.

 

Written by Administrator